- Det er for store forskjeller på øst og vest i Oslo - 12.06.2019
Jeg heter Fawzi og er en 20 år gammel gutt født, og oppvokst i Oslo. Til vanlig er jeg så heldig å få studere juss ved Universitet i Oslo, men jeg er også nestleder i AUF i Oslo.
Alle skal ha mulighet for å lykkes
Som Sagene-gutt kunne jeg ikke tenkt meg bo et annet sted enn i Oslo. Som ung jeg har jeg likevel blitt formet av forskjellene mellom øst og vest. Det er et paradoks at lille Sagene har de største forskjellene mellom fattig og rik i byen, og er en av bydelene med lavest forventet levealder. Slik skal det ikke være. Det er derfor jeg er sosialdemokrat, og aktiv i politikken. Det handler om å gi alle ungdommer der ute en mulighet til å lykkes uavhengig av hvilken side av byen de bor på eller hva fornavnet deres er. Det er mer som forener oss enn som splitter oss.
Et Oslo for alle
Jeg tror det har noe å si hvem som styrer byen, og jeg er så heldig som kan få lov til å stille til valg som bystyrekandidat i Oslo i høst. Jeg vil fortsette med å skape et en varm og inkluderende by for alle.
Vi må gi alle ungdommer en mulighet til å lykkes, uavhengig av hvilken side av byen de bor på eller hvilket fornavn de har.
—
[Soomaali]
Asc, Magaceygu waa Fawzi Cabdirashiid Warsame, waxaan ahay 20 sano jir ku dhashay, kuna koray magaalada Oslo. Waxaan ahay ardey dhigta jaamacada Oslo, kuliyada sharciga, laakiin sidoo kale waxaan ahay gudoomiye ku xigeenka ururka AUF, qeybtiisa Oslo.
Maadaama aan ku dhashay Sagene, ma sawiran karo sida ay nolosheydu noqon laheyd, hadii aan ku noolaan lahaa meel ka baxsan Oslo. Inkasta oo aan ahay qof wali koroyo, hadana waxaa nolosheyda saameeyey farqiga u dhaxeeyo bariga iyo galbeedka magaalada Oslo.
Waa wax lala yaabo in xaafada yar ee Sagene, ay noqoto meesha uu ka jiro farqiga ugu weyn ee u dhaxeeyo taajiriinta iyo dadka saboolka ah ee magaalada. Waana mid kamid ah xaafadaha katirsan Oslo ee da´da qofka ay aad usoo gaabato. Mana ahan wax sii socon kara.
Sababtaas ayaan siyaasada uga dhex muuqdaa, isla sababtaas ayaan u ahay socialdemokrat.
Waa in dhamaan dhalinyaradu ay helaan fursado isku mid ah, dhinac walba oo ay magaalada ka deganyihiin, ama magac walba oo ay wataan.
Waxa na mideeyo, ayaa ka badan wax aan ku kala duwanahay. Waxaan sidaas darteed qabaa inay muhiim fikirka iyo siyaasada dadka magaalada maamula.
Waxaan sanadkan nasiib u yeeshay inaan kamid noqdo musharaxiinta u tartami doono golaha deegaanka magaalada.